Saturday, June 6, 2026
27.7 C
Mogadishu

Laacibkii Xulka Qaranka Somaliya Saciid Ducaale oo ku geeriyooday dalka Yemen +(Wareysi Taariikhdiisa)

Marxuum Saciid Maxamed Ducaale /Photo Credit: Hiiraan Online

Yemen (Halqaran.com) – Allaha u naxariistee waxaa Arbacadii shalay dalka Yemen ku geeriyooday, laaciibkii xulka Kubadda Cagta ee Qaranka Soomaaliyeed iyo kooxdii Horseed Saciid Ducaale.

Marxuum Saciid Ducaale oo 73 jir ahaa ayaa u geeriyooday xanuun in muddo ah hayay. Ka hor inta uusan tagin dalka Yemen, waxa uu muddo ku xanuunsanaa dalka Masar.

Aaska marxuumka ayaa Khamiistii maanta ka dhacay masaajidka Al-ixsaan, ee xaafadda Tawila ee magaalada Cadan, halkaas oo boqolaal muslimiin ah ay kula tukadeen salaadda jinaasada.

Safiirka Soomaaliya ee Sudanta Koonfureed, horeyna u ahaa qunsulkii Soomaalida ee Yemen, Xuseen Xaaji Axmed, oo halkaasi ay isku yaqaaneen Saciid Ducaale ayaa laanta Af Soomaaliga ee VOA-da uga warramaya geerida marxuumka.

Halka hoose ka dhageyso wareysiga Danjire Xuseen Xaaji Axmed:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...