kooxdii Horseed Saciid Ducaale
Laacibkii Xulka Qaranka Somaliya Saciid Ducaale oo ku geeriyooday dalka Yemen...
Yemen (Halqaran.com) - Allaha u naxariistee waxaa Arbacadii shalay dalka Yemen ku geeriyooday, laaciibkii xulka Kubadda Cagta ee Qaranka Soomaaliyeed iyo kooxdii Horseed Saciid...




