Monday, April 27, 2026
27.9 C
Mogadishu

Madaxweyne Trump oo u hanjabay hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO

Washington (Halqaran.com) – Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa warbixin uu ku soo daabacay bartiisa Twitterka wuxuu ku sheegay inuu go’aansaday hakinta tabarucaada Dawladda Mareykanku ay siiso hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO.

“Ururka Caafimaadka Adduunka WHO wuxuu lacag fara badan ka helaa Mareykanka, waxaanuna damacsannahay inaan joojino lacagaha aanu ku bixino qayb kamid ah hawlaha WHO ay hayso” ayuu yiri Trump.

Donald Trump wuxuu si cad u weerarey ururka Caafimaadka Adduunka (WHO), isagoo ku eedeeyey Ururka WHO inuu u janjeero dhinaca Shiinaha oo uu kasii jeestay xaaladaha cafimaad ee la xiriira CronaVirus ee ka jira gudaha dalkaasi Maraykanka waa sida uu hadalka u dhigay madaxweyne Trump.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...