Saturday, April 18, 2026
30.1 C
Mogadishu

Guddoomiyaha degmada Wanlaweyn iyo ku-xigeenkiisa oo shaqo joojin lagu sameeyay & Sababta oo la xaqiijiyay

Wanlaweyn

Baydhabo (Halqaran.com) – Wasaaradda Arrimaha gudaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa shaacisey inay shaqo joojin ku sameeysay gudoomiyaha degmada Wanlaweyn iyo ku-xigeenkiisa.

Wareegto kasoo baxdey Xafiiska Wasiir ku-xigeenka arrimaha gudaha Koonfur Galbeed ayaa waxaa lagu sheegay in guddoomiyaha degmada Wanlaweyn Maxamed Siidow Cabdiraxmaan iyo guddoomiye ku xigeenka qorsheynta Nuur Axmed (Nuur Baadiyow,) shaqada laga joojiyey

Waxaa lagu sheegay sababaha Shaqa joojinta loogu sameeyey Mas’uuliyinta degmada Walanweyn inay tahay soo jeedin ka timid guddiga isku dhafka ah ee dhibaatadii ka dhacdey degmadaas si loo xaliyo dhibaatadii ka dhacdey degmadaas.

Halka hoose ka akhriso War-saxaafadeedka:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...