Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
CUMAR FILISH oo qanciyay banaanbaxayaashii careysanaa ee Muqdisho +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ku baxay xalinta banaanbax ay dhigayeen dadweyne ka...
UPDATE: 66 Xildhibaan oo mooshin ka gudbiyay guddoomiyaha baarlamaanka Hirshabelle
Jowhar (Halqaran.com) - Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Maamulka Hirshabelle, ayaa waxa ay Mooshin ka gudbiyeen Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaasi, Sheekh Cismaan Barre Maxamed.
Mooshinkaan ayaa waxaa...
Xildhibaan Fiqi oo ka hadlay sababta ugu weyn ee uu uga...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Iyadoo Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi loo magacaabay Wasiirka Amniga Maamulka Galmudug, islamarkaana dadka Siyaasiyiinta iyo taageerayaasha Fiqi siyaabo kala duwan uga...
Wararkii ugu dambeeyay, banaanbixii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa Sabtidii maanta markale banaanbax isugu soo baxay dadweyne careysan nawaaxiga Isgoyska Jubba ee Magaalada Muqdisho, kadib markii ay ka caroodeen...
Askari ka tirsan Ciidanka DF Somaliya oo caawa qof shacab ah...
Muqdisho (Halqaran.com) – Dad carreysan oo ka soo horjeeda Askari ka tirsan Ciidamada dowladda Soomaaliya oo dad Shacab ah ku dilay magaalada Muqdisho, kadib...
DF Somaliya oo joojisay in Salaadaha Cishaha iyo Taraawiixda lagu tukado...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Awqaafta iyo culimada Soomaaliyeed ayaa soo saaray bayaan lagu joojiyay in dadka masaajida ku tukadaan salaadda Taraawiixda.
Sidoo kale, waxaa la...







