Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Maxaa ka soo baxay kulankii Wasiirka Caafimaadka XFS & Safiirka Mareykanka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Caafimaadka, Marwo Fawziya Abikar Nur ayaa Isniintii maanta kulan toos ah oo qadka internet-ka la qaadatay Safiirka Maraykanka u fadhiya...
Madaxweyne Saciid Deni oo xilalkii ka qaaday taliye ku xigeennada booliska...
Garowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xilalkii ka qaaday laba Taliye Ku xigeen oo booliska Puntland, kaddib qoraal...
Madaxweyne Farmaajo oo xilalkii ka qaaday labo guddoomiye ku-xigeen oo ka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xeer uu soo saaray ku magacaabay Mudane Axmed Xasan Iimaan inuu noqdo Guddoomiye...
VIDEO: 5 qof oo maanta u geeriyootay Soomaaliya Cudurka Coronavirus &...
Muqdisho (Halqaran.com) - Sida ay maanta xaqiijiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaa 24-kii saac ee ugu dambeeyay geeriyooday 5 ruux oo kamid ah dadkii laga...
Madaxweyne Qoorqoor oo magacaabay laba wasiir oo cusub (Akhri magacyadooda)
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (QoorQoor) ayaa magacaabay laba Wasiir oo cusub, kadib digreeto ka soo baxday Xafiiskiisa.
Labada...
UPDATE: Gaari Qaad (Jaad) farabadan siday oo lagu qabtay Somaliland
Hargeysa (Halqaran.com) - Ciidamo ka tirsan Somaliland ayaa Axaddii Maanta waxaa ay gacanta ku dhigeen gaari siday Qaad (Jaad) farabadan, iyaga oo fulinayay amar...







