Saturday, May 9, 2026
27.3 C
Mogadishu

Madaxweyne Qoorqoor oo magacaabay laba wasiir oo cusub (Akhri magacyadooda)

Madaxweynaha Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (QoorQoor)

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (QoorQoor) ayaa magacaabay laba Wasiir oo cusub, kadib digreeto ka soo baxday Xafiiskiisa.

Labada Wasiir ee Madaxweynaha Galmudug uu magacaabay ayaa waxay kala yihiin;

1 – Cabdinaasir Geelle Elmi, wasiirka Wasaarada Qorsheynta iyo Horumarinta Dhaqaalaha.

2- Maxamed Cabdi Maxamed, Wasiirka Wasaaradda xanaanada Xoolaha.

Golaha Wasiirada Galmudug ayaa hadda tiradooda waxa ay tahay 25 Wasaaradood, halka markii hore ay ahaayeen 23 Wasiir.

Haddaba hoos ka akhriso Digreetada:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...