Horumarinta
Horumarinta adeegyada Caafimaadka Gobolka Banaadir oo laga shiray
Muqdisho (HalQaran.com) - Agaasimaha Caafimaadka Gobolka Banaadir mudane Dr. Cabdiraxmaan Axmed Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday hay’adda International Medical Crops...
Wasiirka Qorsheynta ee XFS oo la kulmay xubno ka socda Xafiiska...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Qaraanka Mudane Jamaal Maxamed Xasan oo maanta xarunta dhexe ee Wasaaradda kulan kula qaatay xubno ka socday xafiiska...
Madaxweyne Qoorqoor oo magacaabay laba wasiir oo cusub (Akhri magacyadooda)
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (QoorQoor) ayaa magacaabay laba Wasiir oo cusub, kadib digreeto ka soo baxday Xafiiskiisa.
Labada...
DF Soomaaliya iyo Turkiga oo iska kaashanaya ganacsiga iyo horumarinta mashaariicda
Turkey (Halqaran.com) - Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya, Cabdullaahi Cali Xasan oo safar shaqo ku jooga dalka Turkiga ayaa kulan la qaatay dhiggiisa...
Duqa Muqdisho: ‘Xoogga baynu saareynaa dhismaha waddooyinka iyo horumarinta Bilicda Caasimadda’
Muqdisho (Halqaran.com) - Duqa Muqdisho, ahna guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Cabdirixmaan Cumar Cusmaan Yarisow ayaa boggaadiyey Dowladda Hoose ee Muqdisho ee gacanta ku haysa dhismaha...








