Qoorqoor
Galmudug oo war ka soo saartay dagaalkii Baxdo & Wararkii ugu...
Baxdo (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ku bogaadiyay maamulka, shacabka iyo culimada degmada Baxdo, ciidamada Daraawiishta Galmudug iyo kuwa...
Madaxweynaha Galmudug & Wafdi uu hoggaaminayo oo soo gaaray Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho:
Madaxweyne Qoorqoor ayaa madax iyo...
RW Rooble, Guudlaawe iyo Qoorqoor oo maanta la kulmay Safiirka Mareykanka
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Amb....
Madaxweyne Qoorqoor oo magacaabay Taliyeyaasha ciidamada Daraawiishta Galmudug
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, kuna taariikhaysan 20/2/2021 ayaa lagu magacaabay taliska guud ee ciidamada Daraawiishta...
DHAGEYSO: Qoorqoor ”Waa lagu guul-dareystay dhex-dhexaadintii Madaxda DFS & D/goboleedyada”
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad gobleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa sheegay in howlihii dhex-dhexaadinta aheyd ee uu ka dhex waday Madaxda...
Madaxweynaha Galmudug oo Garoowe ku kulansiiyay Sheekh Shariif iyo Mahdi Guuleed
Garoowe (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), ayaa xalay Magaalada Garoowe ku kulansiiyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Shariif Sheekh...








