Qoorqoor
Madaxweynaha Galmudug oo si diiran loogu soo dhaweeyay Deg. Balanbal +(SAWIRRO)
Balanbal (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Maxamed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Degmada Balanbal ee Gobolka Galgaduud.
Wafdiga madaxweynaha...
Madaxweyne Qoorqoor oo sheegay in wax fursad ah la siin doonin...
Gaalkacyo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (QoorQoor) oo warbaahinta kula hadlay magaalada Gaalkacyo ayaa si adag uga hadlay dagaalka...
Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland oo kulan fool-ka-fool ah ku yeeshay Gaalkacyo...
Gaalkacyo (Halqaran.com) – Waxaa magaalada Gaalkacyo kulan fool ka fool ah ku yeeshay madaxweynayaasha maamullada Galmudug iyo Puntland, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo Siciid...
Madaxweynaha Galmudug oo gaaray deegaanka Xero-dhagaxley +(SAWIRRO)
Mudug (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa weli ku guda jira socdaalkiisa, uu ku marayo Gobolada Dhexe, waxaana uu...
Maxaa ka soo baxay kulankii ay Gaalkacyo ku yeesheen Madaxweynaha Galmudug...
Gaalkacyo (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa Madaxtooyada magaalada Gaalkacyo ku soo dhaweeyay Madaxweynihii hore ee Puntland, Dr....
Madaxweyne Qoorqoor oo gaaray magaalada Gaalkacyo +(SAWIRRO)
Gaalkacyo (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa galinkii dambe Sabtida maalinta ah gaaray Magaalada Gaalkacyo.
Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa afaafka...









