Qoorqoor
Madaxweynaha Galmudug oo kormeeray goobta loo asteeyaay in lagu karantiilo dadka...
Cadaado (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), ayaa gelinkii dambe ee Jimcihii xariga ka jaray xarun lagu wado in lagu karantiilo...
Qoorqoor oo kulan mahadcelin ah la qaatay Xildhibaannada Galmudug
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa xarunta Madaxtooyada Afur sharfeed ugu sameeyay Xildhibaannada Galmudug.
Waxaa goobjoog ahaa kulankaasi, madaxweyne...
AKHRISO: Madaxweyne Qoorqoor oo magacaabay wasiir ku-xigeenno & wasiir dowlayaal
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxwenaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa soo dhammeytiray golihiisa wasiirrada ee ka harsanaa maamulkiisa.
Qoorqoor ayaa magacaabay 11...
Madaxweyne Qoorqoor oo magacaabay laba wasiir oo cusub (Akhri magacyadooda)
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (QoorQoor) ayaa magacaabay laba Wasiir oo cusub, kadib digreeto ka soo baxday Xafiiskiisa.
Labada...
Madaxweynaha Galmudug ‘Qoorqoor’ ”Waxaan diyaar u ahay inaan si wadajir ah...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa balan qaaday mucaarad iyo Muxaafid si wadajir ah inuu ula shaqeyn...
UPDATE: Madaxweyne Qoorqoor oo magacaabay guddiga xafladda caleemo saarkiisa, Yaa ka...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), ayaa caawa magacaabay guddiga caleemo saarka Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka.
Guddiga oo ka kooban laba...








