Saturday, June 20, 2026
25.5 C
Mogadishu

Qoorqoor

Galmudug oo war ka soo saartay dagaalkii Baxdo & Wararkii ugu dambeeyay

Baxdo (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa ku bogaadiyay maamulka, shacabka iyo culimada degmada Baxdo, ciidamada Daraawiishta Galmudug iyo kuwa...

Madaxweynaha Galmudug & Wafdi uu hoggaaminayo oo soo gaaray Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho: Madaxweyne Qoorqoor ayaa madax iyo...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Qoorqoor oo ka qeybgalay munaasabad lagu dhaarinayay guddoonka maxkamadda iyo...

Galmudug (Halqaran.com) – Munaasabad lagu dhaarinayay guddoomiyeyaasha Maxkamadda gobollada iyo ku-xigeennada xeer ilaaliyaha guud ee Galmudug ee uu dhawaan magacaabay Madaxweyne Qoorqoor ayaa Isniintii...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Qoorqoor oo magacaabay guddoomiyaal Maxkamad & ku-xigeennada…

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa lagu magacaabay Guddoomiyayaasha maxkamadaha racfaanka iyo...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Jabuuti ‘Geelle’ oo kula kulmay madaxweynaha Galmudug Qoorqoor

Jabuuti (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda dalka Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa qasriga madaxtooyada Jabuuti ku qaabilay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Galmudug oo daahfuray mashruuca Biyoole +(SAWIRRO)

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa Sabtidii maanta daahfuray mashruuca biyoole oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Qorshaynta, Horumarinta...
Ahmed Mohamed

Qoorqoor oo baaq deg-deg ah u diray Shacabka reer Galmudug

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa Shacabka Galmudug ugu baaqay inay u diyaar garoobaan dagaal ka dhan...
Ahmed Mohamed

Kalfadhiga 2aad ee Baarlamanka Galmudug oo furmay

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Aqalka sare ee BF Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Jimcihii maanta magaalada Dhuusamareeb uga qayb galay munaasabada furitaanka kal-fadhiga...