Qoorqoor
Madaxweynaha Galmudug ‘‘Al-Shabaab waan ka xorreyneynaa deegaannada ay heystaan‘‘
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa ka hadlay deegaannada gacanta Al-Shabaab ku jira ee ka tirsan Galmudug,...
Madaxweynaha Galmudug QoorQoor oo la kulmay guddiga farsamada Doorashooyinka Qaranka +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug oo dib ugu soo laabtay Dalka ayaa la shiray qaar kamid ah Guddiga Farsamada ee Ka Baaraan...
Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kulan muhiim ah kula qaatay Safiirka Qatar...
Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (QoorQoor ) ayaa hoyga uu uu ka degenyahay magaalada Muqdisho ku qaabilay Safiirka...
Maxaa ka soo baxay Kulankii dhexmaray Madaxweynaha Galmudug iyo Duqa Muqdisho?
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa hoyga uu ka dagan yahay Muqdisho Ku qaabiley Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna...
Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland oo si diiran loogu soo dhaweeyay Cadaado...
Cadaado (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Cadaado ee xarunta baarlamaanka Galmudug ayaa sheegaya, in halkaasi ay gaareen madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Galmudug iyo Puntland...
Madaxweyne Qoorqoor oo dib ugu noqday Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa Jimcihii maanta dib ugu soo laabtay magaalada Dhuusamareeb, kaddib markii uu...









