Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DF Somaliya oo agab caafimaad oo looga hortagayo Cudurka Coronavirus geysay...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Mas’uuliyiin ka socota xafiiska Ra’iisul Wasaaraha iyo xubno ka tirsan guddiga qaran ee ka hortagga Cudurka Coronavirus (COVID-19) ayaa Khamiistii maanta...
4 carruur ah oo isla dhashay oo Biriq ku dishay gobolka...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Roob xoog leh oo xalay ka da’ay qaybo ka mid ah gobolka Galgaduud ayaa sababay dhimashada afar qof oo carruur ah...
Xildhibaan Xidig oo ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya Madaxda...
Kismaayo (Halqaran.com) - Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo Xubnihii Isbeddel-doonka Jubbaland ayaa maanta ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee...
UPDATE: Wasaaradda Caafimaadka oo xaqiijisay 54 ruux oo kiisas cusub Coronavirus...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in la diiwaan geliyay 54 xaalado cusub oo COVID-19 ah oo 40 kamid ah ay rag yihiin 14-na ay...
Madaxweynaha K/Galbeed oo ka hadlay dhibaatadii ka dhalatay fatahaadihii Baardheere iyo...
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta sheegay in uu aad uga xun yahay dhibaatada ka dhalatay...
Faah-faahin ku saabsan khasaaraha ka dhashay bam-gacmeed lagu weeraray ciidamo ku...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin ka soo baxaya, bam gacmeed lagu weeraray ciidamo ku sugnaa Isgoyska Black Sea ee Degmada Hawlwadaag,
Bam gacmeedkan ayaa la...







