Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Burcadda Internet-ka oo dooneysa inay xaddo sirta tallaalka looga hortagayo fayraska...
Washington (Halqaran.com) - Mareykanka wuxuu arkey jawaasiis ajaaniib ah oo qaaday weeraro qarsoon oo ay ku raadinayaan macluumaadka dawada loo sameynayo fayraska corona, sida...
Madaxweynaha Somaliya ‘Farmaajo’ oo dhambaal hambalyo ah oo ku aadan 1-da...
Muqdisho (Halqaran.com) - Maanta oo ah 1-da May, munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka, waxaan hambalyo qiimo badan u dirayaa dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed meel kasta oo...
DHAGEYSO: Wasiir Maareeye ‘‘Qof kasta oo Somaliya ku dhinta maanta waxay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa digniin xasaasi ah waxa uu la wadaagay bulshada Soomaaliyeed, taa oo loo arkay...
Madaxweynaha Puntland oo Odayaasha dhaqanka ee Qardho kala hadlay Xaaladda daadadkii...
Qardho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa gelinkii dambe ee Khamiistii la kulmay Nabadoonada iyo Waxgaradka ee Magaalada Qardho.
Mr....
VIDEO: Dadka uu Somaliya soo ritay Cudurka Coronavirus oo gaartay 601
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinteeda maalinlaha ah ee Feyruska Karoona waxay ku xaqiijisay in la diiwaan geliyay 19 xaalado...
Madaxweynaha Jubbaland oo war ka soo saaray saameynta fatahaadaha ay reebeen,...
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxwaynaha maamulka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maanta shir guddoomiyey kulanka guddiga ka hortagga COVID-19 ee Jubbaland ayaa...







