Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
VIDEO: Dr Fuje: ”Maskarada waa xarago waana Fashion, madaxweyne & shacab...
https://youtu.be/u9lF46XLtSw
Baarlamaanka maamulka Puntland oo 10 kun doollar ugu deeqday gurmadka Qardho
Qardho (Halqaran.com) - Golaha Wakiillada maamulka Puntland ayaa deeq lacageed ku wareejiyey gudiga gurmadka ee magaalada Qardho
Xildhibaano ka tirsan gudiga joogtada ah ee golaha wakiillada...
DAAWO SAWIRRO: Turkiga oo qalab caafimaad oo looga hortagayo Coronavirus ugu...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirrada caafimaadka, arrimaha dibadda iyo gargaarka ayaa si wadajir ah safiirka Turkiga ee Soomaaliya maanta uga guddoomaya qalab caafimaad oo dowladda...
Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-Un oo mar qura meel fagaaro ah...
South Korea (Halqaran.com) - Hoggaamiyaha Kuuriyadda Waqooyi Kim Jong-un ayaa soo muuqday markii ugu horreeysay muddo labaatan maalmood ah.
Wakaaladda wararka ee KCNA ayaa sheegeysa...
DAAWO SAWIRRO: Guddoomiyaha Baarlamaanka K/Galbeed oo si rasmi ah xilka loogu...
Baydhabo (Halqaran.com) - Munaasabad Kooban oo xil wareejin ah ayaa ka dhacday Xarunta Baarlamanka Koonfur Galbeed halkaasi oo Xilka Guddoomiyaha loogu wareejinaayay Guddoomiyaha cusub...
Wasaaradda caafimaadka ee Soomaaliya oo ka jawaabtay hadalkii Wasiir Maareeye
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa ka hadashay hadalkii ka soo yeeray Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareye ee ku aadana...







