Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Dagaal beeleed ka dhacay duleedka Dhuusamareeb & Wararkii ugu dambeeyay
Galgaduud (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya duleedka Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud, ayaa sheegaya, in halkaasi uu dagaal ku dhexmaray laba maleeshiyo Beeleed.
Dagaalka maleeshiyo...
Muxuu galab-saday wariye Saciid Yuusuf Cali oo lagu dilay magaalada Muqdisho?
Muqdisho (Halqaran.com) - Allaha u naxariisto, wariye Saciid Yuusuf Cali ayaa xalay Magaalada Muqdisho loogu gaystay dil aan horey noociisa loogu gaysan nin Wariye...
UPDATE: Diyaarad rakaab ah oo ku burburtay degmada Bardaale ee Gobolka...
Bardaale (Halqaran.com) - Wararka ka imaanaya Gobolka Baay ee Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Degmada Bardaale ee Gobolkaasi ay...
DF Soomaaliya oo qalab caafimaad oo hor leh ka guddoontay dowladda...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka caafimaadka, iyo wasiiru dowladaha arrimaha dibadda xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa safiir ku-xigeenka Turkiga ee Soomaaliya ka guddoomaya qalab caafimaad oo...
UPDATE: Norway oo sharciga deganaashaha u oggolaatay 1600 qof oo Soomaali...
Norway (Halqaran.com) – Tiro lagu qiyaasay 1600 ruux oo Somali ah oo horey sharciga deganaanshaha dalka Norway looga xayiray, ayaa dhawaan loo oggolaaday in...
Wariyeyaal ka tirsan Idaacadda Shabelle oo maanta lagu jir dilay magaalada...
Muqdisho (Halqaran.com) – Labo ka mid ah suxufiyiinta Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho ayaa barqadii Isniinta maanta lagu jir dilay afaafka hore ee xarunta...







