Saturday, August 1, 2026
26.5 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Faah-faahin iyo Sababtii macallinka Dugsiga Qur‘aanka loogu dilay degmada Afgooye

Afgooye (Halqaran.com) - Wararka ka imaanaya Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha hoose, ayaa sheegaya in xalay kooxo hubaysan Magaaladaasi ay ku dileen Nin Macalin...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweyne Erdogan oo markale khadka teleefanka kuwada hadlay

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markale khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan. Farmaajo ayaa qoraal uu...
Ahmed Mohamed

DAAWO VIDEO: 24-kii saac ee la soo dhaafay oo la xaqiijiyay...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda caafimaadka xukuumadda ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee ugu dambeeyay guud ahaan dalka laga diiwaan geliyay 51 xaalado cusub oo...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Ciidamada DF Somaliya oo soo qabtay nin miino aasayay

Janaale (Halqaran.com) - Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa howlgallo miina baaris ah waxaa saacadihii la soo dhaafay ay ka sameeyeen duleedka deegaanka Janaale ee Gobolka...
Ahmed Mohamed

Sheekh Shariif oo DF Somaliya ugu baaqay inay sii daayaan dhammaan...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ahna Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran ayaa Saxaafadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey 3 Bisha May oo ku beegan Maalinta...
Ahmed Mohamed

Mesut Ozil oo deeq afurin ah ugu deeqay Qoysaska danta yar...

Muqdisho (Halqaran.com) - Laacibkan ayaa kafaale qaaday afurinta 16,000 oo qof bisha Ramadaan, kuwaas oo ka kooban 2,000 qoys oo Suuriyaan iyo Turkish ah....