Sunday, August 2, 2026
26.1 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Israel oo qorsheynaysa 7 kun oo guri inay ka dhistaan Daanta...

Israel (Halqaran.com) - Wasiirka gaashaandhigga Israel ayaa soo saaray ogolaanshaha dhisme ee 7,000 oo ah guryo cusub oo laga dhisayo deegaan ku dhow magaalada...
Ahmed Mohamed

Wasiir ka tirsan maamulka Hirshabelle oo Jowhar ku geeriyooday

Jowhar (Halqaran.com) - Wasiirkii Hub ka dhigista iyo Dhaqancelinta maleeshiyaadka Hirshabelle Axmed Cumar Gaabow, ayaa ku geeriyooday Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabelle. Madaxweynaha Dowladda...
Ahmed Mohamed

UPDATE + VIDEO: Tirada dadka uu soo ritay Coronavirus gudaha Somaliya...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyraska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 38 xaalado...
Ahmed Mohamed

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Turkiga oo lacag ku shubtay sanduuqa garab istaaga...

Istanbul (Halqaran.com) - Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Turkiga ayaa Arbacada Maanta waxay sanduuqa garab istaaga Turkiga ee Madaxwayne Erdogan ku dhawaaqay ku shubtay lacag...
Ahmed Mohamed

Taliye cusub oo loo magacaabay Saldhiga Deg. Dharkeenley, kaddib markii…

Muqdisho (Halqaran.com) - Taliyihii Ciidamada Booliska Saldhiga Degmada Dharkeenley ayaa xilkii laga qaaday, iyadoo islamarkiiba loo magacaabay Sarkaal cusub. Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa xilkaan...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Muxuu ka yiri taliska Amisom diyaaradda African Airways ee ku...

Muqdisho (Halqaran.com) - Taliska Ciidanka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa war ka soo saaray diyaaraddii maalin ka hor, ay Ciidanka Militariga Itoobiya...