Saturday, August 1, 2026
26.5 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Wararkii ugu dambeeyay barakac mar kale ka billowday magaalada Beledweyne, kaddib...

Beledweyne (Halqaran.com) - Dadkii ugu badan ee ku nool Beledweyne ayaa Jimcihii maanta billaabay barakac, kadib markii wabiga Shabeelle uu fatahaad ka sameeyay qeybo ka...
Ahmed Mohamed

Wasiirro ka tirsan Puntland oo laga helay Cudurka Coronavirus iyo qofkii...

Garowe (Halqaran.com) - Puntland ayaa soo bandhigay natiijada dad looga shakisnaa Cudurka Coronavirus, kuwaasi oo baaritaan lagu sameeyey, islamarkaana qaarkood laga helay Fayraska Corona. Wasiirka...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Gool-hayihii hore Xulka Qaranka Somaliya oo lagu dhex dilay Masjid,...

Afgooye (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya, in caawa degmada Afgooye lagu dilay, goolhayihii kooxda Banaadir iyo xulka Qaranka...
Ahmed Mohamed

VIDEO: Dowladda Somaliya oo ballaarineysa hannaanka bulshada looga baarayo Cudurka Coronavirus

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 55 xaalado cusub oo...
Ahmed Mohamed

DAAWO SAWIRRO: DF Somaliya oo soo saartay hab cusub oo lagula...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Amniga Gudaha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta daah furtay Application-ka Badbaado449 (Boda Community) oo loogu tala galay in dadka Soomaaliyeed ay taleefannadooda...
Ahmed Mohamed

Dowladda Kenya oo xaalad karantiil ah gelisay Xaafadda islii ee Nairobi,...

Nairobi (Halqaran.com) - Dowladda Kenya ayaa xaalad karantiil ah gelisay xaafadda Soomaalida Nairobi ku badan tahay ee Islii, ee ka tirsan Degmada Kamakunji. Kenya ayaa...