Friday, May 1, 2026
30.9 C
Mogadishu

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Turkiga oo lacag ku shubtay sanduuqa garab istaaga Turkiga ee uu Erdogan ku dhawaaqay +(SAWIRRO)

Istanbul (Halqaran.com) – Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Turkiga ayaa Arbacada Maanta waxay sanduuqa garab istaaga Turkiga ee Madaxwayne Erdogan ku dhawaaqay ku shubtay lacag dhan 110,000 Turkish lira ah.

Lacagtan waxay ka dhigantahay in Turkiga aan u muujino in aan nahay Dad abaalka guda xalaad walba aynu ku jirno .

Barnamijka waxa ka soo qeeb galay Madax ka socotay Dawlada Turkiga, Madaxda Jaaliyadaha kale ee dalkan ku nool.

Waxaa sidoo kale goob joog ka ahaa warbaahinta Turkiga, Kuwa Carabta iyo Kuwa Soomaalida .

Aad ayaa loo soo dhaweeyay daddaalka Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Turkiga ay sameyeen, waxana goobta laga sheegay in Soomaalida ay yihiin dad danqada abaalkana guda.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...