Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DHAGEYSO: Puntland oo ka hadashay dagaalkii ka dhacay Gaalkacyo, ciidamo badanna...
Gaalkacyo (Halqaran.com) - Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya, dagaal khasaaro dhimasho ah sababay oo ciidamo ka tirsan kuwa Puntland iyo maleeshiyaad hubeysan ku...
NUSOJ: Weerarrada ka dhanka ah xorriyadda saxaafadda hoos bay u dhigayaan...
Muqdisho (Halqaran.com) - Iyadoo Axadda maanta ah ay ku beegan tahay Maalinta Xoriyadda Saxaafadda Adduunka ee 3da May ayuu Ururka Qaranka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee...
Al-Shabaab oo goob fagaaro ah ku toogtay Wiil dhallinyaro, kaddib markii...
Aadan Yabaal (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabellaha dhexe ayaa sheegaya, in ururka Al-Shabaab ay meel fagaaro ah oo...
AKHRISO: Puntland oo diiwaangelisay kiisas badan oo la xiriira cudurka Coronavirus
Garowe (Halqaran.com) – Dowlad goboleedka Puntland ayaa waxay xaqiijisay in 12 qof oo hor leh laga helay xanuunka Coronavirus, kadib markii baaritaan lagu sameeyay...
DAAWO VIDEO: Xaalado cusub oo Coronavirus oo laga diiwaangeliyay gudaha dalka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta xaqiijisay in dalka laga diiwaan geliyay 70 xaalado cusub oo COVID-19. Saddex bukaan ayaa...
Jubbaland oo dowladda Soomaaliya ku eedeysay inay jahwareer siyaasadeed ka abuureyso...
Kismaayo (Halqaran.com) - Wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Gen. Maxamed Warsame Darwiish oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa...







