Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DAAWO SAWIRRO: Sidee Kismaayo loogu soo dhaweeyay Axmed Madoobe iyo xubnihii...
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo ay wehelinayaan Xildhibaan Cabdirashiid Xidig iyo Sheekh Daahir oo kamid...
Guddoomiye ku-xigeenka Maaliyadda Gobolka Banaadir oo maanta xilka la wareegay +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiye ku-xigeenka cusub ee maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir mudane Axmed Xasan iiman ayaa munaasabad kooban oo ka dhacaday Xarunta Aqalka...
UPDATE: Askarigii ugu horreeyay oo ka tirsan AMISOM oo laga helay...
Muqdisho (Halqaran.com) – Askarigii ugu horreeyay oo ka tirsan ciidamada AMISOM una dhashay dalka Uganda oo ku sugan gudaha Soomaaliya aaa la sheegay in...
Madaxweynaha Puntland oo gaaray Qardho oo ay daadad dad ku dhinteen...
Qardho (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Talaadadii maanta booqasho ku tegay magaaladda Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar, oo ay...
UPDATE: 2 qof oo cudurka Coronavirus ugu geeriyootay Muqdisho iyo Dad...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda caafimaadka XF Soomaaliya ayaa Talaadada maanta xaqiijisay inay geeriyoodeen 2 qof oo kamid ahaa bukaannadii laga helay cudurka COVID-19.
Wasiirka Caafimaadka...
Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay daadadka ku dhuftay Qardho, gurmadna ku...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka tacsiyeeyay musiibada naf iyo maalba leh ee ka dhalatay daadadkii ku fatahay...







