Muqdisho (Halqaran.com) – Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta dowladda Federalka Soomaaliya ayaa soo saartay go’aano cusub oo ku socda masaajida dalka ku yaalla, xilli laga cabsi qabo faafitaanka cudurka Coronavirus (Covid-19).
War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ayaa lagu caddeeyay qodobo dhawr ah oo Wasaaradda ay soo saartay, isla-markaana loo baahan yahay Masaajida inay ku dhaqmaan.
Halka hoose ka akhriso War qoraalka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta:
Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com









