Sunday, June 14, 2026
25.9 C
Mogadishu

AKHRISO: Ujeedka xilka looga qaaday guddoomiye ku xigeenkii gobolka Hiiraan & magacaabista midka..

Hiiraan (Halqaran.com) – Guddoomiye ku xigeenkii amniga iyo Siyaasadda ee maamulka gobolka Hiiraan, ayaa xilkii laga qaaday, kaddib wareegto ka soo baxday xafiiska wasiirka arrimaha gudaha ee maamulka Hirshabelle.

Wareegtadan ayaa lagu sheegay xilkii laga xayuubiyay Cali Diiriye Isaaq oo ahaa guddoomiye ku xigeenkii Amniga iyo siyaasadda Maamulka Gobolka Hiiraan, waxaana xilkaasi loo magacaabay Maxamed Meeris Isaaq.

Ilaa iyo hadda lama sheegin sababta rasmiga ah ee xilka looga qaaday Guddoomiye Ku xigeenkii siyaasadda iyo amniga ee Gobolka Hiiraan.

Haddab hoose ka akhriso Wareegtada:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...