Saturday, August 1, 2026
24.9 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Editor

UPDATE +VIDEO: Kiisaska cusub ee Covid-19 oo dalka laga diiwaangeliyay &...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay ay xanuunka Karoona...
Ahmed Mohamed

Silvia Romano oo dadkii u hanjabay ugu jawaabtay Aayado Qur’aan ah.

Milano (Halqaran.com) – Waxaa isa soo taraya hadal-heynta warbaahinta dalka Talyaaniga, taasi oo qabsatay sheeko ku saabsan Silvia Romano oo boggeeda Facebook-ga kusoo qortay...
Ahmed Mohamed

DF Soomaaliya oo ku dhawaaqday Ciribtirka Coronavirus +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha guddiga wacyigalinta Covid-19 ahna Wasiirka Wafaafin dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xaiyr Maareeye ayaa shaaciyay in...
Ahmed Mohamed

Buufinta Ayaxa dul degay deegaanno ka tirsan Puntland oo maanta billowday...

Nugaal (Halqaran.com) - Diyaaradahaan oo dhawaan Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay ku wareejisay Puntland ayaa waxaa ay buufinta Ayaxa Maanta oo Talaado ah...
Ahmed Mohamed

Duqa Muqdisho iyo Wasiir Warfaa oo kala saxiixday mashruuc lagu caawinayo...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) iyo wasiirka shaqada iyo arrimaha Bulshada ayaa Talaadada maanta...
Ahmed Mohamed

Dagaal u dhaxeeya maleeshiyo beeleed ka soo kala jeeda Puntland iyo...

Mudug (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya Gobolka Mudug ee Bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya maanta halkaasi inuu ka dhacay dagaal Khasaare gaystay oo u dhaxeeyay...