Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
VIDEO: Wasaaradda Caafimaadka oo Xaqiijisay in 16 Qofood oo Cusub ay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay...
Kumaaandooska Soomaaliya oo howlgal ku dilay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab +(SAWIRRO)
Wanlaweyn (Halqaran.com) – Howgal qorsheeysan oo ay kumaandooska xoogga dalka ee Danab ka fuliyeen deegaanka Leego ee gobolka Shabeelaha hoose, ayaa ay ku dileen...
Maamulka Gobolka Banaadir oo lagu wareejiyay Agab looga hortagayo faafidda Covid-19
Muqdisho (Halqaran.com) – Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna Duqa magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa khamiistii maanta xafiiskiisa ku qaabilay agaasimaha hay’adda CIS.
Duqa...
Madaxweyne Deni oo si rasmi ah isaga diiwaan-geliyay urur Siyaasadeedka KAAH...
Garowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Khamiista maanta si rasmi ah isaga diiwaan-geliyey urur Siyaasadeedka Kaah.
Mr. Deni, ayaa...
Dowladda Kenya oo mar-marsiiyo u sameysay go’doominta ay gelisay Xaafadda Islii
Nairobi (Halqaran.com) – Iyadoo Soomaalida ku dhaqan xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi ay ku jireen go’doomin ayaa waxaa Dowladda Kenya ka soo yeeray war...
Guddiga Dhammeystirka hab-raaca Doorashooyinka Qaranka oo muddo toddobaad loo qabtay +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Kadib kulan warbixin looga dhageystay guddiga wadajirka ah ee labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ee loo xil saaray dhameystirka hab-raacyada Doorashooyinka...







