Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo ka hor-yimid magacaabistii golaha wasiirada ee Saciid...
Garowe (Halqaran.com) - Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland, Mudane Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa Sabtida maanta soo saaray wareegto uu ku cadeynayo in aysan...
Qarax khasaare geystay oo ka dhacay gobolka Baay
Diinsoor (Halqaran.com) - Qarax khasaare geystay ayaa lagu soo warramayaa inuu ka dhacay degmada Diinsoor ee gobolka Baay, sida ay Halqaran.com u xaqiijiyeen goobjoogayaal.
Wararka...
WHO: Cudurka Coronavirus si xowli ah ayuu ugu sii faafayaa Koonfurta...
Geneva (Halqaran.com) - Tirada xaaladaha la xaqiijiyay ee Cudurka Covid-19 ee adduunka ayaa kor u dhaafay 5.3 milyan, xilli Ururka Caafimaadka Adduunka uu ku...
Madaxweyne Farmaajo oo ugu hambalyeeyay Umadda Somaliyeed munaasabadda Ciidul Fitriga
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ugu hambalyeeyay dhammaan ummadda Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga ayaa Alle...
DF Somaliya oo ku dhawaaqday inay berri oo Sabti ah Ciid...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka ah ee Soomaliya ayaa ka laabatay go’aankii ay Caawa fiidkii qaadatay ee ahaa in aysan berri aheyn Ciid, islamarkaana...
Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Wasiiro iyo Wasiiru Ku-xigeeno +(Magacyada)
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.45 ee 22d May 2020 kuna saabsan magacaabid Wasiiro...







