Thursday, February 12, 2026
24.4 C
Mogadishu

DF Somaliya oo ku dhawaaqday inay berri oo Sabti ah Ciid tahay

Muqdisho (Halqaran.com) – Dowladda Federaalka ah ee Soomaliya ayaa ka laabatay go’aankii ay Caawa fiidkii qaadatay ee ahaa in aysan berri aheyn Ciid, islamarkaana tahay maalinta Koowaad Ciida ay tahay Berri oo SABTI ah.

Qaar ka mid ah Culimada dowladda ka tirsan iyo Masuuliyiinta Wasaaradda Diinta ayaa Caawa ku dhawaaqay in maalinta berri ah tahay Ciid.

Wasiirka Diinta Xukuumadda Soomaaliya, Sheekh Nuur Maxamed Xasan ayaa sheegay in ay ka laabteen go’aankii ahaa in aysan berri aheyn Ciid, islamarkaana berri ay tahay Ciid.

Dowladda ka hor waxaa ku dhawaaqay in ay berri oo Sabti ah Ciid tahay Ururka Al-Shabaab, Jubbaland, iyo dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya.

CIID WANAAGSAN DHAMMAAN AKHRISTAYAASHA HALQARAN.com

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...