Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
UPDATE: 70 qof oo cusub oo laga helay Jubbaland Cudurka Covid-19
Kismaayo (Halqaran.com) – Maamulka Jubbaland ayaa shaacisay in 70 qof oo cusub laga helay Cudurka Coronavirus (COVID-19), waana tiradii ugu badneyd oo mar keliya...
La taliyaha Wasaarada Caafimaadka: ‘Hala baajiyo dabbaaldaga maalmaha Ciidda’ +(VIDEO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Dr. Fuje, la taliyaha Wasaaradda Caafimaadka ee Soomaaliya, ayaa Arbacada maanta ah diirada saaray dabaaldaga maalmaha Ciidda ee nagu soo fool...
AKHRISO: Imtixaanka Shahaadiga ee Puntland oo dib loo dhigay
Garowe (Halqaran.com) - Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee maamulka Puntland oo go’aamisay Waqtiga rasmiga ah ee lagalayo imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalada 12aad...
Wasiirka Caafimaadka: 71 kiisas ayaa la diiwaan-geliyay 24-kii saac ee la...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Caafimaadka i yo Daryeelka Bulshada XFS, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay la diiwaan...
Somaliland oo go’aanno adag ka soo saartay dukashada Salaadda Ciidda
Hargeysa (Halqaran.com) - Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Seylici, Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ayaa shir guddoomiyey kulan ay yeesheen guddiga wacyigelina iyo xakameynta Somaliland u qaabilsan Cudurka...
Ciidanka Xoogga dalka Somaliya oo abaabul ka dhan ah Al-Shabaab ka...
Galgaduud (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya, Janeral Odawaa Yuusuf Raage ayaa Arbacada maanta ah booqdey furimaha hore ee Ciidamada Xoogga ay Ku...







