Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
UPDATE: Duqeyn dhanka cirka ah oo lagu dilay xubno ka tirsan...
Sh/Hoose (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay duqeyn dhanka cirka ah in lagu dilay laba xubnood oo ka tirsan Maleeshiyaadka Ururka...
Xeer ilaaliyaha Qaranka: ”Musuq-maasuq baahsan ayaa ku fiday Wasaaradaha dowladda”
Muqdisho (Halqaran.com) - Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa gacanta ku haya eedeymo la xiriiro musuq maasuq oo loo haysto Masuuliyiin ka tirsan...
Puntland oo dib u fasaxday ka ganacsigii qaadka, qafiifisayna bandowgii
Garowe (Halqaran.com) – Puntland ayaa qafiifisay go’aankii bandowga ahaa ee 27-kii March 2020-ka lagu soo rogay deegaannada Puntland, lamaga billaabo Isniinta maanta oo ay...
DAAWO VIDEO: Madaxweynaha Puntland oo sheegay inay u aari doonaan mas’uuliyiintii...
Garowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa ka hadlay Amniga Guud ee Puntland, qorsheeyaasha socda ee dhinaca Amniga...
Hay‘adaha u xilsaaran dib-u-eegista Dastuurka oo yeeshay kulan wadajir ah
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Arrimaha Dastuurka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa shir-gudoomiyay kulan saddex geesood ah oo ku qabsoomay qaabka muqaal-shireedka Internetka kaasoo u...
UPDATE +VIDEO: 64 kiisas cusub oo Covid-19 oo laga diiwaan-geliyay Somaliya...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in la diiwaan geliyay 64 xaaladood oo COVID-19 ah,...







