Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Golaha Wasiirrada cusub ee Galmudug oo la Ansixiyay, lana dhaariyay +(SAWIRRO)
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Xildhibaannada Baarlamaanka ee maamulka Galmudug oo Axadda maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta maamulka galmudug ayaa waxay cod...
Madaxweynaha Puntland oo si kulul u cambaareeyay qaraxii lagu dilay guddoomiyihii...
Garowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlayay magaca Dowlad-goboleedka iyo kan Shacabka Puntland, waxa uu ka tacsiyaynayaa...
DHAGEYSO +SAWIRRO: Khasaaraha ka dhashay Qaraxii Gaalkacyo iyo Al-Shabaab oo sheegatay
Gaalkacyo (Halqaran.com) – Inta la xaqiijiyay 5 qof oo uu ku jiro guddoomiyihii gobolka Mudug ee Puntland ayaa ku dhintay qarax ismiidaamin oo Axadda...
UPDATE: Guddoomiyihii gobolka Mudug oo ku dhintay qaraxii Ismiidaaminta ee Gaalkacyo
Gaalkacyo (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya qarax Axadda maanta ah ka dhacay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug, kaasi...
AMISOM oo sheegtay inay dishay xubno Al-Shabaab ah, saanado hubna ka...
J/Hoose (Halqaran.com) - Taliska ciidamada Midowga Afrika Amisom, ayaa sheegay inay dagaal ku dileen xubno ka tirsanaa Shabaab, kadib dagaal ka dhacay deegaanka Bilis...
Safiirkii Shiinaha u fadhiyay Israel oo meydkiisa laga helay hoygiisa
Tel Aviv (Halqaran.com) - Safiirkii Shiinaha u fadhiyay Israa’iil oo isagoo meyd ah laga helay gurigiisa ku yaalla magaalada Tel Aviv, sida ay soo...







