Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Muuse Biixi oo kormeeray xeryaha tababarka ciidamada Xilli Covid-19 uu dadka...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa Sabtida maanta kormeeray kulliyadda tababarka ciidanka ee Cabdilaahi Askar ee deegaanka Darar-weyne oo ay...
Askari dilay askari kale oo ka tirsan ciidamada Madaxtooyada Jubbaland
Kismaayo (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya, in xalay halkaasi lagu dilay askari ka tirsan...
Guddoomiyeyaasha labada Aqal ee BF Somaliya oo dalka dib ugu soo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee BFS iyo Wafdi Xildhibaanno ah oo ka tirsan...
AKHRISO: Madaxweyne Qoorqoor oo magacaabay wasiir ku-xigeenno & wasiir dowlayaal
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxwenaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa soo dhammeytiray golihiisa wasiirrada ee ka harsanaa maamulkiisa.
Qoorqoor ayaa magacaabay 11...
Dagaal ka dhacay duleedka Baydhabo & Taliska Ciidanka Xoogga dalka oo...
Baydhabo (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, ayaa sheegaya, in dagaal khasaare geystay uu dhexmaray ciidamo ka tirsan kuwa Milateriga...
DHAGEYSO: Somaliland oo diiday qorshe ay ku dhawaqday DF Somalia
Hargeysa (Halqaran.com) – Iyadoo khamiistii shalay dowladda Soomaaliya lagu wareejiyay labada Diyaaradood oo Hilacopter ah, kuwaas oo loogu talo galay inay Ayaxa ka buufiyaan...







