Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Faah-faahin: Dagaal Khasaare geystay oo Muqdisho ku dhexmaray Ciidanka Booliska iyo...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya, dagaal xooggan oo xalay ka dhacay Degmada Hodan ee Bartamaha Magaalada Muqdisho, iyadoo dagaalku...
Boosaaso: Ciidamada Puntland oo fashiliyay weerar Qaraxyo ah +(SAWIRRO)
Boosaaso (Halqaran.com) – Howlgal ay ciidanka maamulka Puntland ka sameeyeen gudaha magaalada Boosaaso ayaa waxay ku soo qabteen qaraxyo kala duwan oo lagu diyaarinayay guryo...
MSF oo walaac ka muujisay xaaladda Soomaaliya ay hadda ku sugan...
Muqdisho (Halqaran.com) - Hay’adda Dhakhaatiirta aan xuduudda lahayn ee MSF ayaa walaac xoogan ka muujisay xaalad ay ku qeexday (khalkhal bani’aadannimo) oo ka jirta...
DHAGEYSO WAREYSI: Soomaaliya oo Suuq-geynaysa xirmooyin Shidaal ah +(SABAB)
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya ayaa sheegtay inay soo saartay qorshe 7 xirmo shidaal laga halay oo ku yaal badda Soomaaliya...
Madaxweynaha Galmudug oo kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka +(SAWIRRO)
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa shir khadka internetka ah la qaatay danjirayaasha beesha caalamka oo ay ka...
UPDATE +VIDEO: Dadka uu haleeyay Cudurka Covid-19 ee Somaliya oo gaartay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay dalka laga diiwaan geliyay 49 xaaladood oo...







