Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Silvia Romano: Mala soo furtay, mise Madax furasho ayaa la bixiyay?...
Muqdisho (Halqaran.com) - Mugdi badan ayaa hareeyay qaabka lagu sii daayey haweeneyda Talyaaniga ah ee Silvia Romano oo muddo laba sano ku dhow lagu...
Wararkii ugu dambeeyay duqeyn cirka ah oo ka dhacday Jubbooyinka iyo...
Jamaame (Halqaran.com) – Waxaa lagu soo warramayaa in diyaarado dagaal ay duqeymo dhanka cirka ah ka geysteen deegaano ka kala tirsan gobolada Jubbooyinka iyo...
Sweden: Maxaa Soomaalida loogu cunsuriyeeyaa Cudurka Coronavirus?
Stockholm (Halqaran.com) - Dalka Sweden oo ka mid ah qaaradda Yurub ayaa waxaa uu ka mid yahay dalalka uu aafeeyay feyriska Corona.
Sweden dadka cudurka...
Wabiga Shabelle oo ku fatahay xaafadaha magaalada Beledweyne & barakac socda...
Beledweyne (Halqaran.com) – Warar ka imaanaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya, in wabiga Shabelle uu saacadihii la soo dhaafay uu fatahaad...
AKHRI: Magacyada 5 Askari oo Al-Shabaab ku sheegeen inay ka soo...
Kismaayo (Halqaran.com) - Ururka Al-Shabaab ayaa soo bandhigay Askar ay ku sheegeen inay ka soo goosteen Ciidanka Maamulka Jubbaland, kuwaasi oo ku sugnaa Saldhig...
Cumar Filish oo kormeeray goobihii uu waxyeeleeyay Roobabkii ka da’ay Muqdisho...
Muqdisho (Halqaran.com) - Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeeray xaafadaha Ceelqalow iyo Xalane iyo Galbeedka Magaalada...







