Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay dhaqaatiirta Somaliyeed ee la tacaalaya...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan dhiirri gelin ah oo ku saabsan xaaladda caafimaad ee dalka, baahiyaha...
Tiradii ugu badnayd ee Bukaan jiifka xaaladaha adag ee Covid-19 ka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Maamulka Isbitaalka u gaarka ah la tacaalidda safmarka COVID19 ee Martiini ayaa shaaciyay in 42 bukaan oo kamid ah kuwa xaaladahoodu...
DHAGEYSO WAREYSI: Wasiir ka tirsan Puntland oo Xaqiijiyay inuu ku dhacay...
Garowe (Halqaran.com) - Wasiirka Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga ee maamulka Puntland, Mudane Cabdullaahi Cabdi Xarsi oo la hadlay BBC-da ayaa shaaciyay in uu ka...
VIDEO: Wasiirka Caafimaadka oo Ka War Bixisay Xaaladaha Covid-19 ee Dalka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay dalka laga diiwaan geliyay 35 xaaladood oo...
Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Beesha Caalamka ugu baaqay dardar-gelinta gurmadka Qardho
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda, mudane Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyay kulan looga hadlaay isku dubaridka u gurmashada Qardho oo ay ka qeyb...
Dad isku qoys ah oo ku dhintay roob xoogan oo ka...
Muqdisho (Halqaran.com) – Magaalada Muqdisho waxaa xalay ka da’ay roob xoogan oo sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah iyo burur hantiyadeed, kaas oo watay...







