Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Qarax khasaare xooggan geystay oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo
Muqdisho (Halqaran.com) - Qarax aad u xooggan ayaa ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, kaasi oo dhawaqiisa laga maqlay Magaalada.
Wararka ayaa sheegaya, in...
Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Madaxda maxkamada sare ee Ciidamada Qalabka Sida
Garowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 44,16ka May 2020, kuna saabsan Dib-u-dhisidda Maxkamadda...
UPDATE: Xildhibaannada BF Soomaaliya oo ku shiri doona qaab Online ah...
Muqdisho (Halqaran.com) – Iyadoo gelinkii dambe ee Jimcihii shalay dib ugu soo laabteen dalka, Guddoomiyeyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo muddooyinkii dambe ku...
DHAGEYSO WAREYSI: DF Somaliya oo diiday in dib loo dhigo dhageysiga...
Muqdisho (Halqaran.com) - DF Soomaaliya ayaa diiday in dib loo dhigo dhageysiga dacwada badda ee kala dhexeeysa Kenya oo markii saddexaad codsatay in dib...
Daawo looga hor-tagayo Cudurka Coronavirus oo la helay
Colifornia (Halqaran.com) – Saynisyahanno ka tirsan shirkadda ku takhasustay Cilmiga bayoolajiga ee California ayaa helay daawo wax ku ool ah oo loogu tala galay...
Ciidamada Puntland oo gacanta ku soo dhigay gaari laga dhacay Galmudug
Gaalkacyo (Halqaran.com) - Taliska Qaybta Booliska Gobolka Mudug ee Puntland, ayaa shaaciyay in ay gacanta ku soo dhigeen gaari nooca loo yaqaan Probox, oo todobaad...







