Tuesday, February 10, 2026
25.7 C
Mogadishu

DAAWO VIDEO: Madaxweynaha Puntland oo sheegay inay u aari doonaan mas’uuliyiintii la dilay

Garowe (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa ka hadlay Amniga Guud ee Puntland, qorsheeyaasha socda ee dhinaca Amniga ah.

Mudane Deni ayaa ka tacsiyeeyay geerida alle ha u naxariistee Guddoomiyihii Gobolka Mudug Axmed Muuse Nuur oo Axaddii maanta arxan laawayaasha cadowga ummadda Soomaaliyeed ay ku dileen magaalada Gaalkacayo.

Mas’uuliyadda qaraxii ismiidaaminta ahaa ee lagu dilay AUN guddoomiyihii gobolka Mudug ee dhinaca Puntland ayaa waxaa islamarkiiba sheegtay Ururka Al-Shabaab.

Haddaba halka hoose ka daawo muuqaalka Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Saciid Deni:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...