Saciid Deni
Madaxweynaha Puntland ‘Deni’ oo magacaabay Wasiir iyo ku-xigeenkiisa
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Puntland ,Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 003 ee 21ka January 2022 kuna magacaabid Wasiir,...
Saciid Deni iyo Axmed Madoobe oo ka dhoofay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa goordhow ka dhoofay magaalada Muqdisho, iyagoo diyaarado u kala raacay magaalooyinka Garowe iyo Kismaayo...
Dhageyso Wareysi: Madaxweynaha Puntland oo si adag uga hadlay Shirka fashilmay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa faah-faahin ka bixiyey shirkii madaxda DF Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada ee magaalada Muqdisho...
Madaxweynaha Puntland oo Shir muhiim ah ka furay Garoowe
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa daah-furay Shirweynaha saddexaad ee Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Puntland, oo ay soo qaban...
Dowlad goboleedyada Puntland iyo Koonfur Galbeed oo heshiis ku gaaray magaalada...
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay ka qeybgalay xaflad soo dhoweyn ah oo isaga iyo wafdigiisa loogu...
Madaxweynaha Puntland oo Muqdisho kula kulmay RW hore Cali Maxamed Geedi
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu ka degan yahay Muqdisho ku qaabilay Ra’iisal wasaarihii hore ee...









