Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Ciidamo lagu tababar dalka Turkiga oo soo gaaray Muqdisho +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada oo ka ka tirsan Ururka 6-aad ee Guutada 17aad ee Gorgor ee Kumandooska oo lagu soo tababaray dalka Turkiga ayaa...
Madaxweynaha Somaliland oo shacabka Muqdisho ku sheegay ‘inay Afduuban yihiin‘.
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo khudbad ka jeedinayay Magaalada Hargeysa ayaa sheegay in Soomaaliya hadda ka jirto dowlad la’aan, kadib...
Maalqabeenka Elon Musk oo qasaaray 27 bilyan oo doolar toddobaad gudihiis!
USA (Halqaran.com) - Elon Musk oo ah ganacsadaha iska leh shirkadda gawaarida korontada ku shaqeyso soo saarta ee Tesla iyo shirkadda SpaceX oo farsameysa...
Musharrax Daahir Geelle oo ku baaqay sii socoshada wada-hadallada RW Rooble...
Muqdisho (Halqaran.com) - Musharrax Madaxweynaha Soomaaliya kana mid ah Midowga Musharraxiinta Daahir Maxamuud Geelle ayaa ku baaqay in la siiwado wada-hadallada Midowga Musharraxiinta iyo...
Qoraalkii ugu horreeyay ee Twitter lasoo dhigay oo malaayiin doolar lagu...
USA (Halqaran.com) - Jack Dorsey oo ka mid ah aasaasayaasha Shirkadda Twitter ayaa iibinaya qoraalkii ugu horreeyay ee uu soo dhigay barta Twitter, waxa...
Baarlamaanka Jaamacadda Carabta oo war ka soo saaray qaraxii Jimcaha ka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Baarlamaanka Jaamacada Carabta Adel bin Abdulrahman Al-Asoumi ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxii argagaxisadu ku laayeen dad shacab ah oo...







