Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Maxaa baajiyay Shirkii 3-aad ee uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo?
Muqdisho (Halqaran.com) – Kaddib markii Khamiistii maanta lagu waday in Magaalada Muqdisho uu ka furmo shirka lagu dhameystirayo arrimaha doorashooyinka ee dalka ayaa baaqday.
Madaxweyne...
Somaliland oo war ka soo saartay Abaaraha iyo Doorashooyinka
Hargeysa (Halqaran.com) - Fadhigii 71aad ee golaha wasiirrada Somaliland oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenkiisa, Cabdiraxmaan Cabdilaahi...
Update: Wararkii ugu dambeeyay kiisaska cusub ee Covid-19 ee Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Fayruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 209 xaalado cusub oo...
AKHRISO: Dowladda Somaliya oo oggolaatay in Sabtida bannaanbaxa lagu qabto Daljirka...
Muqdisho (Halqaran.com) – War-saxaafadeed ka soo baxay xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay, in la oggolaaday codsiga mucaaradka oo ahaa inay mudaaradaad...
Bilyaneer u dhashay Japan oo raadinaya 8 qof oo Dayaxa u...
Japan (Halqaran.com) - Bilyaneer u dhashay dalka Japan ayaa doonaya Siddeed qof oo u raacda safar uu ugu ambabixi doono Dayaxa, isagoo raacaya dayax...
Hormuud Salaam Foundation oo 1.500 oo haamo Oksajiin ah ku wareejisay...
Muqdisho (Halqaran.com) – Tan iyo markii ay aad u korortay xaalada caafimaad daro ee ka dhalatay xanuunka Covid-19 oo ay dad badan u geeriyoodeen...







