Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DHAGEYSO: Madaxweynaha Puntland oo sheegay inay ka jawaabayaan weerarkii Xabsiga Boosaaso
Boosaaso (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay weerarkii Xabsiga Dhexe ee Magaalada Boosaaso iyo howlgalladii ay Gobolka Bari...
Aabe gabadhiisa u dilay xiriir ay wiil la sameysay!
Pandetara (Halqaran.com) - Dil argagax leh ayaa waxa uu ka dhacay tuulada Pandetara oo ka tirsan Uttar Pradesh ee dalka Hindiya, kaddib markii nin...
12 Dalal oo Afrikaan ah oo la soo gaarsiiyay Talaalka Covid-19
Muqdisho (Halqaran.com) - Hay’adda Caafimaadka Aduunka WHO qayb-teeda Africa ayaa Sheegtay Sabtidii maanta 12 dowladood oo African ah la gaarsiiyay in ka badan 11 Malyan...
DHAGEYSO: Puntland oo 6 maalin u qabatay Shaqaale ka tirsan Qaramada...
Garoowe (Halqaran.com) - Xafiiska Xeer ilaalinta Guud ee Puntland ayaa muddo lix cisho ah u qabtay 14 qof oo u shaqeeya Qaramada Midoobey, kuwaas...
UPDATE – Somaliya: Dadka u geeriyoonaya Covid-19 oo korortay
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in 48-kii saac ee lasoo dhaafay ay diiwaan gelisay 191 kiis oo cusub oo...
UPDATE: Faah-faahin ku saabsan Qarax ka dhacay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya Qarax la sheegay in loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo ka...







