Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo wareegto ku magacaabay Wasiiro
Jowhar (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa magacaabay saddex Wasiir oo cusub, isagoona xilka ka qaaday Wasiiro hore.
Wareegto...
Madaxweynaha Jubbaland ‘Axmed Madoobe’ oo yimid Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta soo gaaray Magaalada Muqdisho.
Axmed Madoobe ayaa ka soo...
Haweeney iska furtay ninka ugu taajirsan caalamka ayaa guursatay macallin iskuul!
USA (Halqaran.com) - Mackenzie Scott, oo aheyd xaaskii hore ee Jeff Bezos oo ah ninka ugu taajirsan adduunka ayaa guursatay macallin cilmiga sayniska ka...
Switzerland oo laga mamnuucay xirashada indha-shareerka
Switzerland (Halqaran.com) - Cod-bixiyeyaasha Switzerland ayaa u codeeyay in weji xirashada laga mamnuuco goobaha bulshada isugu timaado, natiijadaan ayaa ka dhigan in indha-shareerka amaba...
UPDATE: Tirada kiisaskii ugu dambeeyay ee Covid-19 ee Soomaaliya laga diiwaan-geliyay
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Fayruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 117 xaalado cusub oo...
Cumar Filish oo Digniin culus u diray Shacabka Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Mr Cumar Maxamed Maxamuud (Cumar Filish) oo Shir jaraa’id qabtay ayaa waxa uu faray...







