Saturday, March 14, 2026
26.6 C
Mogadishu

Madaxweynaha Hirshabeelle oo wareegto ku magacaabay Wasiiro

Jowhar (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa magacaabay saddex Wasiir oo cusub, isagoona xilka ka qaaday Wasiiro hore.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Hirshabelle ayaa Maxamed Cumar Ceymoy loogu magacaabay inuu noqdo Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka.

Xildhibaan Saalax Maxamed Xasan ayaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Biyaha iyo Tamarta.

Sidoo kale, Xildhibaan Saadaq Salaad Warsame ayaa isna loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga.

Halka hoose ka akhriso Wareegtada:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...