Wasiiro cusub
Madaxweynaha Hirshabeelle oo wareegto ku magacaabay Wasiiro
Jowhar (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa magacaabay saddex Wasiir oo cusub, isagoona xilka ka qaaday Wasiiro hore.
Wareegto...




