Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
WHO oo ku baaqday in la qaato Tallaalka Covid-19 ee AstraZeneca
Muqdisho (Halqaran.com) - Hay’adda caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa sheegtay in ay muhiim tahay in dalalka caalamka aysan joojin isticmaalka tallaalka Covid-19 ee AstraZeneca,...
Qoyska George Floyd oo la siinayo magdhawgii ugu badnaa taariiqda Mareykanka!
USA (Halqaran.com) - Golaha magaalada Minneapolis ayaa jimcihii si aqlabiyad leh ugu codeeyay in qoyska George Floyd la siiyo lacag magdhaw ah taas oo...
Axmed Madoobe oo AMISOM kala hadlay sugidda Amniga goobta Doorashada
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmey Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya...
Golaha Ammaanka oo ka shiraya arrimaha ka taagan Soomaaliya
Muqdisho (Halqaran.com) - Sida uu xaqiijiyay xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa inay saacadaha soo socda kulan...
Madaxweynihii hore ee Somaliya ‘Cali Mahdi’ oo maanta lagu Aasay Muqdisho...
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa Jimcihii maanta Degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir lagu aasay, Allaha u naxariistee Madaxweynihii hore ee dalka Soomaaliya, marxuum Cali Mahdi...
Xisbiyada Mucaaradka Jabuuti oo diiday inay doorasho ka dhacdo dalkaasi
Jabuuti (Halqaran.com) - Qaar ka mid ah Xisbiyada Siyaasadda ee Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa qaadacay doorashada dalkaasi ka dhaceysa 9-ka bisha soo socota ee April.
Madaxweynaha...







