Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha Aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee UK...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Boqortooyada Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi oo geeriyooday
Nairobi (Halqaran.com) - Allaha u naxariistee waxaa caawa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday, madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Cali Mahdi Maxamed.
Marxuumka ayaa ku...
Madaxweyne lagu abaalmariyay 5 milyan oo doolar!
Niger (Halqaran.com) - Madaxweynaha dalka Niger Mahamadou Issoufou ayaa ku guuleystay abaalmarinta Hoggaaminta ee la yiraahdo Ibrahim, taas oo la siiyo hoggaamiyaasha Afrika, waxa...
Maxaa sababay in Meghan Markle ay ku fakarto in ay isdisho?
UK (Halqaran.com) - Wareysi qiiro leh oo ay siisay weriyaha caanka ah ee Oprah Winfrey, ayay Meghan ku sheegtay in midab takoor ay ka...
M/weynaha Puntland oo shaqo joojin ku sameeyay guddoomiye Degmo
Boosaaso (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa shaqo joojin ku sameeyay Gudoomiyihii Degmada Boosaaso, Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan.
Deni ayaa xeer...
James Swan oo ka hadlay weerarkii Madaafiicda ee Xerada Xalane
Muqdisho (Halqaran.com) - Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Amb. James Swan ayaa cambaareeyay weerarkii madaafiicda loo adeegsaday ee Talaadadii maanta lagu qaaday...







