Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Meydka Madaxweynihii hore Cali Mahdi oo Jimcaha berri la keenayo Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddiga u xil saaray aaska Allaha u naxariitee, madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Cali Mahdi Maxamed, ayaa sheegay in maalinta Jimcaha oo...
Dowladaha Somaliya iyo Talyaaniga oo heshiis cusub kala saxiixday
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladaha Soomaaliya iyo Talyaaniga ayaa kala saxiixday heshiis Deyn Cafin ah oo daba socda go’aankii dalalka Paris Club ee Soomaaliya looga cafiyay...
Maxay kawada hadleen Axmed Madoobe iyo Amb. Yamamoto?
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa hoyga uu ka dagan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay danjiraha Dowlada...
RW Rooble oo magacaabay guddiga Aaska Madaxweynihii hore Cali Mahdi
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha XF Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi ka shaqeeya aaska qaran ee loo sameynayo Allaha u naxariistee Madaxweynihii...
Nin soo jilaabtay kalluun qiimihiisu yahay $2.6 milyan ayaa ku kacay...
Nigeria (Halqaran.com) - Nin u dhashay dalka Nigeria ayaa waxa uu badda kasoo jilaabtay kalluun kamid ah nuucyada ugu qaalisan adduunyada ee la yiraahdo...
AKHRISO: Taariikh nololeedkii Madaxweynihii hore Cali Mahdi Maxamed
Muqdisho (Halqaran.com) – Allaha u naxariisto, Cali Mahdi Maxamed waxa uu ku dhashay tuulada cadowuul oo ka tirsan shabeelada dhexe sanadku markuu ahaa 1938.
Cali...







