Monday, April 20, 2026
29 C
Mogadishu

Dowladaha Somaliya iyo Talyaaniga oo heshiis cusub kala saxiixday

Muqdisho (Halqaran.com) – Dowladaha Soomaaliya iyo Talyaaniga ayaa kala saxiixday heshiis Deyn Cafin ah oo daba socda go’aankii dalalka Paris Club ee Soomaaliya looga cafiyay 1.4 Bilyan Sanadkii tagay 2020-kii.

Wasiirka Maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Soomaaliya u saxiixay heshiiska, waxaana uu sheegay in muddo ah ay ka soo Shaqeeynayeen qorshahaan, islamarkaana uu u hirgelay.

Mr Beyle ayaa u mahadceliay Safiirka Dowladda Talyaaniga u jooga Soomaaliya Alberto Vecchi oo si gaar ah ugala shaqeeyay saxiixa maanta ay dowladaha Soomaaliya iyo Talyaaniga.

Sidoo kale, waxaa dhawaan la filayaa in Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya ay heshiisyo kale oo ku kacaya Malaayiin dollar ay la saxiixato qaar kamid ah dowladaha ka tirsan wadamada Paris Club.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...