Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
UPDATE: Qarax caawa ka dhacay magaalada Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Warar goordhow na soo gaaray ayaa sheegaya, in caawa qarax miino ah uu ka dhacay waddada Afisyooni ee magaalada Muqdisho.
Qaraxani ayaa...
Madaxweynaha Puntland ‘Deni’ oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho.
Madxweynaha iyo wafdigiisa waxaa...
Madaxweynaha Somaliland oo warqadda aqoonsiga ka guddoomay wakiilka Imaaraatka Carabta
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Sabtidii maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay wakiilka cusub ee isutagga Imaaraatka Carabta usoo magacowday...
Deni oo illaaladii ugu badneyd Muqdisho keensaday
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ka soo dagay diyaarad siday illaalada gaarka ah ee madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland.
Illaalada oo ku...
Tallaalka caabuqa Corona oo la gaarsiiyay Dowlad Deegaanka Soomaalida
Jigjiga (Halqaran.com) - Waxaa magaalada Jigjiga ee Dowlad Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya la gaarsiiyay tallaalka ka hortagga caabuqa Covid-19.
Tallaalkaan ayaa gaaraya 108,000 oo xabbo,...
Wasiirka Xajka & Cumrada ee dalka Sacuudi oo laga eryay shaqada
Riyad (Halqaran.com) - Boqorka Sacuudi Carabiya Salmaan ayaa eryay Maxamed Benten oo ah wasiirka Xajka iyo Cumrada.
Wasiirkan ayaa waxaa lagu eedeeyay in uu ku...







